Mashruuca Balaarinta ee Garoonka Aadan Cadde.

Shiirkadda maamusho garoonka Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho ee loo yaqaano Favori lagana leeyahay dalka Turkiga ayaa hadda waxa eey garoonka ka wadaa mashruuc eey ku balaarinayso garoonka,waxaane maanta oo Isniin ah garoonka booqasho ku tegay sii hayaha xafiiska R/W-raha mudane Mahdi Guuleed iyo sii hayaha wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Maxamed Cabdullaahi OOmaar,ujeedka tegitaanka masuuliyiinta ayaa ahaay ineey soo arkaa hawsha eey shirkadda Favori ka wada garoonka,siihayaha wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka Mr. Oomaar ayaa yiri”Waxaan la saxiixanay shirkadda Favori ee garoonka maamusho heshiis lagu balaarinaayo garoonka Aadan Cadde oo eey ku jiraan Duugista Badda iyo dhismaha derbi ilaa 500-mitir gaaraayo”. Cap.Maxamuud Xuseen Mooge kana mida xeel dheerayaasha soomaaliyeed ee dhinaca badda ayaa waxa ka yiri qaabka eey shirkadda Favori u balaarinayso garoonka aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,Cap.Mooge oo hadda ah Xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabeele ayaa waxa uu bartiisa facebook-ga soo dhigay qoraal kooban uu kaga hadlaayo balaarinta garoonka Aadan Cadde iyo badda la duugaayo waxa ka dhallan kara.

Halkaan ka akhriso.

Previous
Previous

KENYA UU SAAMEEYEY JOOJINTA QAATKA.

Next
Next

Beesha Caalamka oo ka walaacsn…