HOOYO ERITEREYAAN AH OO KU….

HOOYO ERITEREEYAAN AH.

(GREECE)-Xukuumadda dalka Giriiga ayaa sheegtay in hooyo u dhalatay dalka Eritereeya ku umushay Jasiirad ku taalo dalkaasi Giriiga ka dib markii eey soo gashay safar ayada iyo muhaajiriin kale kana yimid dhinaca dlka Turkiga. Saraakiisha ilaaladda xeebaha dalka Giriiga ayaa sheegay in 29-qofood una wada dhashay dalka Eritereya kalana ah 24-rag ah iyo 5-dumar ah la soo qabtay maanta oo Arbaca ah,waxane dadkaan u dhashay Eritereeya soo wada qabtay ilaaladda xeebaha Giriiga ayagoo ku jira hawl maalmeedkoodii caadiga ahaay,halka dadkaan laga qabtay ayey ciidamadu ku sheegeen ineey tahay Jasiiradda Lesbos kuna taalo Bariga dalkaasi Giriiga,mid ka mida shanta dumarka ah ayaana ku umushay gudaha Jasiradda Lesbos waxaane hooyadda umushay iyo cunugeeda la geeyey isbtitaalka halkaaso lagu daaweynaayo.

ISHA WARKA AP.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

FDA-MARAYKANKA OO AMARTAY IN SUUQA….

Next
Next

DHUL GARIIR KU DHUFTAY DALKA AFGANISTAN.