HOOBIYEYAAL LAGU WEERARAY BAARLAMAANKA SOOMAALIYA.

(MUQDISHO)-Wararka imaanaayo Dalka Soomaaliya ayaa shegaayo in hoobiyeyaal lagu garaacay xarunta baarlamaanka ee Villa Hargeysa maanta halkaso uu ka socday shir eey u dhan yihiin labada aqal(Hoose/Sare) loogana hadlaayey wax ka bedelidda xeer hoosaadka labada aqal iyo ansixinta jadwalka doorashada gudoonka labada aqal,waxaane la soo saaray in la dooran doono gudoonka aqalka sare 26/4/22-ka halka gudoonka aqalka hoose la dooran doono 27/4/22-ka,waxaane wax laga bedelay lacagaha laga qaadi doono musharixiinta,tusaale ahaan labada gudoonka ee labada aqal waxaa laga rabaa ineey bixiyaan $40,000,halkii uu ahaay barlamaankii 10-aad $30,000,labada gudoomiye ku xigeen ayaa laga rabaa ineey bixiyaan $20,000 halkii uu ahaay baarlamaankii 10-aad $15,000,waxaane lagu wadaa in hawsha bilaaban doonto berri oo Talaada ah.

XIGASHO:DAILY NATION.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

TURKIGA OO XIRAY DAD DHAN 38,117-QOFOOD OO..

Next
Next

QORSHAHA INGIRIISKA IYO RUWANDA MA HIRGELI DOONAA?