HOGAMIYEYAASH AFGEMBIGA SUUDAAN OO LA SAARI RABO…

(KHARTUUM):Xisbiyadda siyaasadda dalka Suudaan,ururadda saxafiyiinta iyo kuwa u dhaqdhaqaaqo xuquuqaha ayaa kala jajabay waxaane taas u sabab ah ciqaabaha la dulsaaray ee aan qiyaasta lahayn,si beesha caalamka wax uga qabto waxyaabaha ka taagan dalka sudaan ee uu sababay afgembigii dhacay 25/10/21-ka waa in cunaqabateeyn la saaraa hogaamiyeyaasha ciidamadda sameeyey afgembiga,dawladii rayidka ahayd ee la afgembiyey ayaa sababtay in dalka Maraykanka joojiyo lacag dhan todobo boqol($700)-milyan oo doolar oo loogu talagalay in lagu kaalmeeyo dadka reer Suudaan,waxaane hogaamiyaha ciidamadda sameeyey afgembiga Gen.Burhani loogu baaqay inuu taladda dalka ku celiyo gacanta dawladda rayidka ah ee uu hogaamiyo Cabdalla Xamduuk,Midawga Afrika(AU) ayaa ka saaray dalka Suudaan xubinimadda ururka,bangiga adduunka waxa uu joojiyey lacag loogu talagalay dalka Suudaan taaso dhan laba($2)-milyan oo doolar.ISHA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

KENYA OO XIRTAY WIIL SOMALI-MARAYKAN AH.

Next
Next

MARAYKANKA OO CUNAQABATEYN SAARAY…