HOGAAMIYE ISA SOO DHIIBAY.

(SAWIRKA)-HOGAAMIYE MAHAD AW CISMAAN SABRIYE.

(GALCAD)-Wararka ka imaanyo degmada Galcad ayaa sheegaayo in halkaasi uu iska soo dhiibay hogaamiyihii jabhadaha kooxda Alshabaab u qaabilsanaay degmooyinka C/dheer,Galcad iyo degaanada kala ah Budbud,Mesegawaay Cawsweyne,hogaamiyaha isa soo dhiibay ayaa lagu magacaabaa Mahad Aw Cismaan Sabriye,kaaso in mudda ah dadka degaanka dhib badan ku haayey mudadii uu ku sugnaay degaanadda hoostaga Galcad iyo Ceeldheer. Sida muuqata kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta degaanada G/Mudug ayaa xaalku si aad ah ugu xun yahay ka dib markii cunaqabateyn lagu soo rogay degaanada ey kaga sugan yihiin maamulka Galmudug.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

SOOMAALIYA MA LEHEED DIYAARDO DAGAAL?

Next
Next

QARAX CAAW KA DHACAY MAQAAYADDA BLUE SKY EE MUQDISHO.