HAYADDA SHARCI DEJINTA MARAYKANAKA OO….
GARNEL WHITFIELD jr’s,
(WASHINGTON)-Wiilka Ruth Whitfield oo 86-jir ah lana dilay markii nin hubaysan oo cadaan cunsuri ah ku dhex toogtay dukaan eey dadka Madawga ah ka suuqeystaan kuna yaalo magaaladda Buffalo ee gobolka New York ee dalkaas Maraykanka ayaa la dooday golaha koongareeska Maraykanka maanta oo Talaada ah dooda ayaa ku saabsaneed”Kansarka Sareeynta Cadaanka iyo dembiyada lagu hubka”.
ISHA WARKA WAKAALADO.