HAWENEY MAQNEED 31-SANO OO DIB LOO HELAY.

BOOLISKA MARAYKANKA.

(WASHINGTON)-Sida ey qortay Jariidada Washington Post cadadkeedii soo baxay Shalay oo Jimca ahayd(3/3/23)-ka ayaa looga hadlay haweney ka soo jeedo gobolka Binselfeniya ee dalka Maraykanka,haweneyda ayaa la waayey muddo dhan 31-sano waxayna xukuumadda Maraykanka sheegtay in haweneydaasi ey geeriyootay laakinse hadda waxaa soo baxday in haweneydaasi nooshahay kuna sugan tahay xarun lagu xanaaneeyo dadka da’ada ah kuna taalo Jaziirada Boorta Riiko.

ISHA WARKA ARAB.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

SOOMAALIYA OO DEEQ U GUDBISAY DALKA TURKIGA.

Next
Next

18-QOFOOD OO KU DHIMATAY DAB KA KACAY…