GOLAHA SHACABKA OO ANSIXIYEY…

BJFS.

(MOGADISHO)-Fadhi uu yeeshay maanta oo Isniin ah Golaha shacabka ee BJFS ayuu kaga hadlay Ajendayaasha kala ah: (1)-Akhrinta seddexaad iyo codeynta Hindisa sharciyeedka Socdaalka. (2)-Akhrinta labaad ee Hindisa sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada. (3)-Akhrinta labaad ee Hindisa sharciyeedka Dhawrista Xogta. (4)-Akhrinta labaad ee Hinidsa sharciyeedka Maareynta Degaanka. Intaas ka dib ayuu Goluhu waxa uu cod u qaaday Anxisinta Hindisa Sharciyedka Socdaalka waxaane u codeeyey 145-Xildhibaan waxaane diiday hal Xildhibaan waxaan ka aamusay lix Xildhibaan sidaas ayuuna Ansax ku yahay Hinidise Sharciyeedka Socdaalka ey horay u soo gudbiyeen Golaha Wasiiradda ee XFS,si u dhaqan galane waxaa loo gudbinayaa Aqalka sare ka dibne Madaxweynaha JFS.

ISHA SBMEDIA.

Previous
Previous

FAYSAL CALI WARAABE OO EEDEEYEY…

Next
Next

SOOMAALIYA OO DEEQ U GUDBISAY DALKA TURKIGA.