GOBOLKA SOMALIDA ITOOBIYA OO DAAADAD…

DAADAD KU DHUFTAY ITOOBIYA.

(ADDIS ABABA)-Maalmihii la soo dhaafay dalka Itoobiya waxaa ka da’ay roobab aad u xoogan roobabkaas ayaa sababay daadad gaystay khasaaro naf iyo maalba leh,sida la soo sheegay daadakaasi ayaa waxaa ku geeriyooday 45-qofood waxaane ku barakacay dad gaarayo 35-kun qofood sidaas waxaa shalay oo Isniin ahayd sheegtay Qaramada Midoobay. Daadadka soo rogmaday ayaa sababay burbur baahsan iyo barakac ka dhacay gobolada Soomaalida,Oromada,Koonfurta,Koonfur Galbeed iyo gobolka Cafarta marka loo fiiriyo warbixinta uu qoray xafiiska Qaramada Midoobe u qaabilsan isku duba ridka arrimaha bani’adanimad.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

DAGAAL KA DHACAY GARAWE.

Next
Next

DOORASHO LA ISKU DILAY OO KA…