GENERALO MARAYKAN AH OO KA…

CIIDAMADDA CIRKA EE MARAYKANKA.

(DUBAI)-Generaalo sare kana tirsan ciidamada cirka ee dalka Maraykanka kuna sugan gobolka Bariga dhexe ayaa ka digay maanta oo khamiis ah in gobolka halis u yahay inuu ka dhacao dagaal dhex mara Maraykanka iyo Iraan,generaaladda ayaa sheegay in Maleeshiyaad eey taageerto dawladda Iraan la tuhmaayo ineey weerar ku soo qaadaan fariisimadda ciidamadda Maraykanka iyo xulafadooda ee Bariga Dhexe taasne waxa eey kor u sii qaadi dontaa xadgudbyada eey ka wado bariga dhexe dawladda Iraan,dhinaca kale,generaaladda ayaa sheegay weerada maleeshiyaadka Iraan taageerto horseedi doonaan in si dhaqsi ah eey u korodho xasaradda hadda ka taagan Bariga dhexe una dhexeeyso Maraykanka iyo Iraan.

ISHA WARKA WAKALADO.

HALKAANNKA SII AKHRI.

Previous
Previous

BANANBAX KA DHACAY MALAWI.

Next
Next

REYSAL WASAARAHA TALYAANIGA OO IS CASILAY.