GANACSIGA SOMALIA EE AFRIKA MA MID FAC WEYNBAA?

(SAWIRKA)-MASJIDKA LOOGU MAGAC DARAY SOMALIA.

(MAROOKO)-Dadka Soomaaliyeed waa dad leh taariikh soo jireen ah dhinaca Ganacsiga ee Qaaradda Afrika,dadka Soomaaliyeed ee dega dhulka u teedsan Xeebaha Soomaaliyeed ayaa Ganacsi weyn la lahaay dalalka Afrika ee dhaca Bariga,Waqooyiga iyo Bartamaha waxaane taas cadayn u ah in dalka Marooko ee dhaca Waqooyiga Afrika lagu arkay Masaajid loogu magac daray Somalia kaaso ey dhismihiisa ey door weyn ku lahaayeen Soomaalida u Ganacsi tagta Waqooyiga Qaaradda Afrika. Hadaba dalka Marooko ayaa waxaa dhawaan ka dhacay dhulgariir ey ku dhinteen dad fara badan eyna ku hanti beeleen tira kale oo dad ah,dad ku sugan Marooko kana soo jeedo Soomaaliya ayaa alle uu ka badbaadiyey dhulgariirkii ku dhuftay dalka Marooko.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

CEELGARAS OO LAGA XUREEYEY ALSHABAAB.

Next
Next

WAA KUMA FU’AAD SHONGOLE? XAGEE AYUUSE JOOGAA HADDA?