GANACSADE BASHIIR OO LAGU AASAYA NAYROBI.

unnamed.jpeg

Ganacsade Bashiir ayaa ahaay nin heshiisyo la gala dawladda Kenya waxa eeyna shaqadiisa ahayd dhismaha oo waxa uu Bashiir ahaay Injineer dhinaca dhismaha haystana dhalashadda dalka Maraykanka,Bashiir ayaa ehelkiisu waxa eey waayeen seddex iyo tobankii bishaa shanaad waxaane todobaad ka dib meydkiisa laga soo helay wabi agtiisa waxaane meydkiisa loo soo qaaday magaaladda Nayrobi si loo baaro sababta uu dhintay,qareenka Bashiir ayaa warbaahinta la wadaagay in bashiir la jirdilay ee aan xabad loo isticmaalin dilkiisa,hadaba wargayska The Star kana soo baxo dalka Kenya ayaa qoray in Bashiir lugaha kula jiray arrimo siyaasadeed gaar ahaan waxa ka socdo soomaaliya,waxa uuna isla wargayskaan horay u sheegay in Bashiir ka ganacsan jiray lacagaha been abuurka ah.XIGASHO THE STAR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SOOMAALI IYO AFQAANISTAANIYIIN DIB LOO DEJIYEY DALKA FINLAND.

Next
Next

SWEDEN OO SOOMAALIYA UGU DEEQDAY LACAG DHAN…