GABAR UU DHALAY MADAXWEYNE HORE OO LAGU XUKUMAY…
FAEZAH HASHEMI RAFSANJANI.
(TEHRAN)-Jamhuuriyadda Islaamiga Iraan ayaa xukun dhan shan sano waxa ey ku xukuntay gabar uu dhalay Madaxweynihii hore ee dalkaasi Iraan Akbar Haashimi Rafsanjani lana yiraahdo Faezah Hashimi,Faezah ayaa xukunkeeda loo sababeeyey ineey diyaarinyasay banaanbax looga soo horjeedo xukuumadda Iraan. Qareenka Faezah Hashimi ayaa sheegay in laga yaabo waxa loo haystaa ineeysan ahayn banaanbax kaliyah ey jiraan waxyaabo kale balse tan hadda muuqata ayaa ah in Faezah lagu soo edeeyey ineey abaabul ugu jirtay banaabax dawladda Iraan ka dhan ah.
ISHA WARKA MEMO.