EX-RW-IMRAN KHAN OO LOO JARAY…
RW-IMRAN KHAN.
(KARACHI)-Maxkamad ku taalo dalka Bakistaan ayaa maanta oo Talaada ah waxa ey soo saartay amar lagu soo xiraayo Reysal Wasaarihii hore ee dalka Bakistaan Imran Khan,xariga Reysal Wasaare Khan ayaan lagu soo deyn karin wax damaanad lacageed ah oo la dhigaayo Maxkamada. Arrintaan loo xiray RW-Khan ayaa lagu sheegay ineey tahay inuu RW-Khan bixiyey lacag aan sharci ahayn iyo inuu hadiayado u geday Madax Sare oo Ajaanib ah waqtigii uu ahaay Reysal Wasaaraha dalka Bakistaan inta u dhexeysay 2018-kii ilaa 2022-kii.
ISHA WARKA AA.