Alshabaab oo weerartay bas u socday Nayroobi.

makkah.jpg

Shalay oo ahayd Isniin kuna beegneed5/10/2020-ka ayaa waxa maxkamadda magaaladda Nayroobi la horkeenay seddex eedaysane loona hausto ineey ka tirsanaayeen kooxdii weerartay WestGate Mall ee magaaladda Nayroobi sannadkii 2013-kii,qaaddiga maxkamadda ayaa dib u dhigay dacwadda loo haysto eedeysanayaasha ka kooban seddexda-(1)-Maxamed Axmed Cabdi. (2)-Aadan Xuseen Xasan(Mustafa). (3)-Liibaan Cabdulle Cumar,weerarkas ayaa waxaa ku geeriyooday dad lagu qiyaasay iney tiradooda dhan tahay 67-qofood iyo dhaawac intaas ka badan.

Kooxda alshabaab ayaa gudaha dalka Kenya waxa eey ka fulisaa weeraro qorshaysan tan iyo markii eey ciidamadda kenya eey qeyb ka noqdeen hawlgalka nabadeeynta soomaaliya ee ciidamadda afrika loona yaqaano(Amison) sannadkii 2012-kii,ciidamadda kenya ayaa hawlagaladooda ku kooban tahay goboladda jubooyinka iyo Gedo kuwaasoo xuduud la leh Kenya.

Maanta oo Talaadada ah kuna beegan 6/10/2020-ka ayey kooxda alsahabaab weerar jid galya ku qaadeen bus ku socday magaaladda Nayroobi,ugu yaraan weerarka ayaa waxaa ku dhaawacmay 4-qofood oo saarnaay baska la weeraray ka dib markii la huwiyey rasaas,rsaasta ayaa la sheegay ineey ka haleeshay lugaha iyo haanta batroolka ee baska,waxa uuna weerarka ka dhacay inta u dhexeyso magaalooyinka ceelwaaq iyo kutula. Dadka ku dhaawacmay weerarka ayaa ka dhaawacmay meelo kala gedisan sidabowdad,feeraha,madaxa iyo xusuladda. XIGASHO-NATION.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA OO DHAN.

Previous
Previous

SOOMAALIYA OO AAN KA MID NOQON 28-KA DAL EE….

Next
Next

Waa maxay sababta loo xiray Ganacsade Xaaji Maxamuud Cumar Cadaan?