DUKUMINTIYO CADAYNAYO TACADIGA ITOOBIYA.
SAWIRKA GOBOLKA TIGRAY.
(NAIROBI)-In ka badan tobaneeyo dumar iyo gabdho ah ayaa la kufsaday iyo boqolaal shacab ah oo la dilay intuu socday dagaalka eey xukuumadda Itoobiya ku qaaday gobolka Tigray marka loo fiiriyo dukumintiyo rasmi ah eey aragtay Wakaaladda Wararka ee ASSICIATED PRESS(AP).Ugu dhawaan 40-qofood oo isugu jira dumar iyo gabdho kuwaaso da’adoodu u dhexeeyso 13-jir ilaa 80-jir ayaa lagu kufsaday magaaladda SHARERO ee ku taalo Waqooyi-galbeed ee gobolka Tigray marka loo eego dukumintiga ey diyaarisay Xarunta isku duwaha deg dega ah ee gobolka Tigray,xarunta ayaa waxaa ka mid ah Xarunta dawlad goboleedka,Hayadaha Qaramada Midoobay iyo Hayadaha aan Dawliga ahayn(NGO).
ISHA WARKA AP.