DOORASHADA LIIBIYA OO DIB U DHACDAY.

(LIIBIYA):Xeer dejiyeyaasha dalka Liibiya ayaa kulan yeesheen maanta oo Isniin ah(27/12/2021-ka si eey go’aan uga gaaraan tartanadda faraha badan ee qasbay in dib loo dhigo doorashada madaxweyne ee dalka Liibiya taasoo la sugaayey muddo dheer.Doorashada dalka Liibiya ayaa waxaa ku hor gudban caqabado fara badan eeyna ka mid yihiin muranka rajo ee madaxweyne,muranka ku saabsan sharciga gudiga doorashooyinka,fursado dagaal ka dhex qarxa kooxaha hubaysan iyo go’aanka u dhexeeyo bariga iyo galbeedka dalka Liibiya.Baarlamaanka dalka Liibiya ee uu saldhigiisu yahay magaaladda bariga ku taalo ee Tobruuk ayaa isugu yeeray xildhibaanadda si go’aan looga gaaro soo jeedinta gudiga doorashooyinka ee ah in doorashada la qabto 24/12/2021-ka ee aan dhicin loona bedeli lahaay doorashadda in la qabto feb/15/22-ka.ISHA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ITOOBIYA OO LAGA SAARAY URURKA(AGOA).

Next
Next

DEMBI LOO HAYSTO ETHIOPIAN AIRLINE.