DLAKA SOOMAALIYA OO LAGU DARAY LIISKA GUDUUDAN.

6109.jpg

Tan iyo markii uu soo laba kacleeyey cudurka safmareenka ah ee COVID-19 dalal badan ayaa waxa eey soo rogeen xayiraadyo dhinaca safarka ahboo ku saabsan dadka dibadda uga imaanaayo dalkooda,tusaale ahaaan Boqortooyadda Ingiriiska ayaa hadda waxa eey xayiraadii safarka ka qaaday dalalka Bortaqiiska iyo Jasiiradda Murishiyuus,dalka bortaqiiska oo ah dal Yuruba ayaa sababta loo saaray cunaqabataynta dhinaca safarka ah loo saaray eey tahay inuu xiriir fiican la leeyahay dalka Baraaziil oo uu cudurka si ba’an uga jiro.

Bortaqiiska iyo Jasiiradda Muriishiyoos ayaa waxaa laga qaaday axayiraadii safarka uu saaray dalka Ingiriiska(red list) sababo la xiriiro cudurka Covid-19,ka saaritaanka liska guduudan ayaa ah isbedelkii ugu horeeyey uguna weynaay bilo gudahood taasoo macnaheedu yahay in dadku ka soo safri karaan Bortaqiiska iyo Jasiiradda Muriishiyoos una safri karaan dalka Ingiriiska,waxaane jiro afar dal oo kala ah(Somalia,Ethiopia,Qadar iyo Oman) ayaa lagu daray dalalka eeysan mawaadiniintoda aysan imaan karin dalka Ingiriiska,isbedeladaan oo dhan ayaa waxa eey dhaqan geli doonaan 4:00-subaxnimo ee maalinta jimcaha 19/3/2021-ka. Xigasho Guardian.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

WAR CUSUB EEY KENYA KA SOO SAARTAY WEERARKI HOTEL-KA DUSITD2.

Next
Next

FARMAAJO OO KU MASHQUULSAN FASHILINTA SHIRKA AFISYOONI.