DIL KA DHACAY DEGMADA GURICEEL.

(SAWIRKA)-DEGMADA GURICEEL.

(GURICEEL)-Wararka laga helaayo degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud maamulka Galmudug ayaa sheegayo in halkaasi caawa lagu dilay C/laahi Cali Hudey oo ey walaalo yihiin Taliyaha booliska degmada Guriceel G/l.Cismaan Cali Hudey,marxuumka ayaa waxaa goobtiisa Ganacsi oo ku taalo gudaha degmada Guriceel ku dhex dilay rag huaysan kuwaaso ey u suurtagahay iney goobta isaga baxsadaan,marxuumka ayaa ka tursanaay ciidamadda dib u xureynta degaanka waxa uuna maalmo dhaw ka so dhex muuqday furinta dagaalka ee Burujeed halkaaso Alshabaab lagu gaarsiiyey jab aad u xoogan. Dilalka ka dhacaay degmada Guriceel ayaa intooda badan waxaa loo aaneeyaa iney yihiin kuwa salka ku haayo aano Qabiil.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MW-XASAN OO KA QEYBGELAAYO SHIRARKA RIYAAD.

Next
Next

SENITAR C/XAKIIN YAA KU DHACAY KOONFUR AFRIKA?