DHULGARIIR CUSUB OO KA DHACAY…

SAWIRKII UGU HOREYEY EE DHULGARIIRKA.

(ANKARA)-Dalalka Turkiga iyo Suriya ayuu mar kale ku dhuftay dhulgariir cusub maanta oo Isniin ah,dhulgariirkaan ayaa quwadiisa lagu qiyaasya ineey dhan tahay(6.4)-Magnitude. Dhulgariirka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Hatay ee koonfurta dalka Turkiga iyo Waqooyiga dalka Suriya. Dhulgariirkaan ayaa waxaa ku dhintay dad dhan seddex qofood waxa uuna sababay argagax cusub oo soo food saaray dadka degaanka ka dib markii uu dhulkaasi ka dhacay dhurgariir ey ku dhinteen dad gaaraayo 45-kun qofood oo labada dal ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ANTONY BLINKEN OO KA HADLAY…

Next
Next

AU-da OO DIB U HESHIISAN U SAMAYNAYSO…