DHACDOOYIN ARAGAGAX LEH.

(SAWIRKA)-FAAS LOO ADEEGSADAY DIL.

(MUQDISHO)-Tan iyo markii ey dhacday xukuumadi dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991-kii dalka Soomaaliya waxa uu galay jahwareer aan la aqoon halka uu salka dhigan doono waxaane soo baxay dhaqamo aad u fool xun iyo ficilo si aad ah looga argagaxo,dhammaan intaas aan soo sheegay waxaa gaysta dad isugu jira rag iyo dumar,hadaba halkaan waxa aan idinkula wadagaa dhacdooyinkii ka dhacay dalka Soomaaliya kuwoodii lahaay Argagaxa oo la soo koobay. Ficiladaan Argagaxa leh ayaa loo wada adeegsaday Faas,Mindi iyo waxyaaba kale oo lagu dili karo qofka.

ISHA/BBC.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

ERDOGAN OO BOOQASHO KU MARAAYO…

Next
Next

KUMUU AHAAY PROF. TUURYARE?