DHAC HUBAYSAN KANA DHACAY HOLLAND.
SAWIR BOOLISKA CEYRSANADAY BAABUUR.
(HAGUE-NL)-Nin sameeynaayey dhac hubaysan ayaa dhintay todobo kalane waa la qabtay waxaane loo taxaabay xabsiga maalintii arbacada(18/5/22)-ka gudaha dalkaasi Holland,arrinkaan ayaa ka dhacay meel u dhaw caasimadda Holland ee Amsterdam. Raacdaynta la raacdeysanayey tuugta ayaa soo bilaabatay galabnimadii ka dib markii nin gashan jaakadda leh koofidda isla markaasne hubaysan uu xabad ku furay gaari weday alaabo u badanaay biro lagana keenay waqooyiga dalkaas Holland,waxane dhacday in ninkii hubaysnaay inuu ku baxsado baabuur waxaane taas ka dhashay in ciidamadda booliska Holland isticmaalo diyarada Helikobtarka iyo baaburta dabdemiska ah waxaane askertii uu suuragashay in ninki hubaysnaay ku soo qabtaan tuulo yar lana yiraahdo Broek ee Waterland.
ISHA WARKA WAKAALADO.