DAWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO QAADAY…

(SAWIRKA)-WASIIRAD FARDAWSA.

(MUQDISHO)-Wararka aan ka helayno caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Dawladda Federaalka Soomaaliya ey qaaday talaabo culus oo dhinaca hawada ah ka dib markii maamulka Soomaaliland uu khal khal geliyey diyaaradaha maraayo hawad dalka Soomaaliya. Sida ey sheegtay Wasiradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwa Xildhibaanad.Fardawsa Cigaal,dalka Soomaaliya ayaa wax ka bedelay habka isgaarsiinta ee lagula xiriiro diyaaradaha maraayo hawada Soomaaliya gaar ahaan dhulka Soomaaliland,Wasiirad Fardawsa ayaa sheegtay sababta loo qaaday talaabadaan iney tahay bad qabka hawada dalka Soomaaliya oo mar dambe la khalkhal gelin doonin diyaaradaha mara hawada dalka Soomaaliya.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA AKHRI.

Previous
Previous

YAA KA DAMBEYEY DILKII GANACSADE KAABAX?

Next
Next

DAGAALKA GAZA OO MAANTA GALAY MAALINTIISII 140-AAD.