DAWLADDA BAKISTAN AYAA XIRTAY…

CIMRAAN KAAN.

(ISLAMABAD)-Dalka Bakistaan waxa weli ka socdo iska horimaadka u dhexeeyo ciidamadda dawladda iyo taageerayaasha Reysal Wasaarihii hore ee dalkaasi Cimraan Khaan,hadaba booliska Bakistaan ayaa maanta oo Khamiis ah(1/6/23)-ka xabsiga u taxaabeen sarkaal sare oo ka mida xisbiga uu hogaamiyo Reysal Wasaare Camraan Khaan,xukuumadda ayaa doonayso iney xakamayso kuwa ka halaayo siyaasadda ee taageero xulafana la ah Reysal Wasaarihii hore ee Bakistaan Cimraan Khaan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MW-MUSEVENI OO MAR KALE KA HADLAY…

Next
Next

XILDHIBANKII UGU HOREYEY OO SOOMAALI AH.