DALKA KANADA OO UU KA BAXAY…

GOOB LAGA QAXWEYO.

(CANADA)-Dalka Kanada waxaa shalay oo Jimca ahayd si balaaran uga maqnaay shabakada Internet-ka mana eey shaqeynayn telfoonada gacanta(Mobile),maqnaashaha Internet-ka ee Kanada ayaa waxa uu carqaladeeyey shaqada ciidamada Booliska ee dalkaasi Kanada,goobihii ganacsiga iyo maxakamdihii waxa eeyna dadka Internet u raadsadeen goobaha laga cabo qaxwada. Shirkada ROGERS ee ah tan bixisa adeega Internet-ka ee dalkaasi Kanada ayaa sheegtay in shaqaaleheeda si adag uga shaqeynayaan sidii qof walba uu dib ugu heli lahaay Internet si dhaqsi ah.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MAXAA LAGU XUKUMI DOONAA ASKARTII…

Next
Next

WAX KA OGOW HOGAAMIYEYAASHII LA KHAARIJIYEY QARNIGA.