DALKA IVOR COAST OO WADAMADA AFRIKADA….

IVORY COAST.

(KIGALI)-Dalka Ivor Coast ayaa maalintii shalay oo Arbaca ahayd waxa uu hogaamiyeyaasha Afrikada Galbeed ugu baaqay ineey shir deg deg ah isugu yimaadaan kaaso looga hadlaayo wax uu dalka Ivor Coast ugu yeeray xiritaanka 49-askeri oo u dhalatay dalka Ivor Coast askartaaso lagu xiray dalka Maali,dawladda KMG ah ee Maali ayaa xirtay 49-askeri una dhashay dalka Ivor Coast markii eey imaanayeen caasimadda dalka Maali ee Bamako bishii Juulaay-2022-ka.Dalka Maali ayaa askarta ka socoto dalka Ivor Coast ku eedeeyey ineey wateen hub iyo rasaas uusan u amrin taliska ciidamadda ka hawlgala dalka Maali sidaas darteedna dalka Maali uu ciidamadaas u tixgeliyey ineey yihiin caloosh u shaqeystayaal laguna xukumi doono waxa eey yihiin.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

HAWENEEY DISHAY CARUUR OO LA SOO…

Next
Next

WAXYAABO QARXO OO LAGA HELAY…