DALKA IRAAN OO SII DAAYEY…
NAMAZI.
(DUBAI)-Baqyer Namazi waa nin 85-jir ah haystana dhalashada dalka Maraykanka balse asalkiisu yahay dalkaasi Iraan,Namazi ayaa ku xirnaay dalka Iraan muddo dhan lix sanadood waxa uu u xirnaay ayuu Marayknaku ku sheegay ineey ahayd JAAJUUSNIMO,Namazi ayaa soo gaaray dalka Cumaan maanta Arbaca ah sabab la xiriirto inuu u baahan yahay daaweyn deg deg ah looguna sameynaayo dal ka mida wadamadda Khaliijka Carabta,waxaane warkaan xaqiijiyey qareenka qoyska Namazi iyo dawladda Cumaan in Namazi soo gaaray caasimadda dalka Cumaan ee Masqat.
ISHA WARKA AP