DALKA IRAAN OO LAGA SAARAY..

QARAMADA MIDOOBAY.

(UN)-Dalka Iraan ayaa shalay oo Arbaca ahayd waxaa laga saaray Golaha Bulshada iyo Dhaqaalaha ee Qaramada Midoobay ka dib markii dalka Iraan uu ku xadgudbay xuquuqda dumarka reer Iraan waxaane arrintaas ka dhashay banaanbaxyo wato rabshado ineey ka dhacaan dalkaasi Iraan muddo todobaadyo ah. Golaha bulshada iyo Dhaqaalaha Qaramada Midoobay (ECOSOC) ayaa u codeeyey in dalka Iraan laga saargolaha ka dib markii dalka Maraykanka uu soo jeediyey qaraarkaan,waxa uuna qaraarkaan u dhaqan geli doonaa sida ugu dhaqsiyaha badan.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

TOOGASHO KA DHACDAY DALKA MARAYKANKA.

Next
Next

SHEEKH AADAN MADOOBE OO KULAMO KULA LEH….