DAD SHACAB AH OO LAGA DHACAY 3.5-MILYAN…

(SAWIRKA)-SCAM WAX DHACAAYO.

(PARIS)-Adduunkan eynu ku noolnahay waxaa horumar xoogan sameynaayo technologiyada waxaane hadda la maraa in si sahlan dhaqaale looga sameyn karo dad aan kuu jeedin qofka aad tahay iyo waxa aad samaysid,SCAM waa magaca loo yaqaano kuwa wax dhaca ayagoo isticamaalayo farsamo heerkeedu aad u sareeyo,farasamoyinkaas waxaa ka mid ah in telefoon laguu soo diro la isagana kaa dhigo qof ku hadlaayo magac dawladeed lagaana dalbado lacag haddii aad bixin weysana laguu ciqaabi doono,hadda arrinka cusub ayaa ah in SCAM-ku galay hayadaha cadaaladda iyo kuwa amniga dalalka Faransiiska iyo Biljamka waxaane dad shacab ah looga dhacay dhaqaale dhan 3.5-Milyan oo ah lacagta Yuurada ah lagana isticmaalo Yurub.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

DOON KU GADOONTAY BIYAHA…

Next
Next

GIRIIGA OO WAJAHAYO CAMBAREYN.