Daacish oo weerartay..

49479.jpg

Rag hubaysan ayaa weeraray xabsi ku yaalo bariga dalka Afgaanistaan maalinti Axada,weerarkaas ayaawaxaa lagu dilay ugu yaraan dad gaarayo seddex qofood iyo ineey burburtay xabad jojintii ka dhacday dalka sida eey shegeen masuuliyiin reer afgaanistaan ah,weerarka ayaa waxaa la sheegay ineey geysteen dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish.

Raga hubaysan ayaa weerarkooda waxa eey adeegsadeen baabuur eey ka buuxaan waxyaabaha qarxa oo la dhigay meel u dhaw xabsiga dhexe ee degmada ka hor inteeysan xabad ku furin ciidamadda ilaaladda ka ah xabbsiga iyo dhismaha magaaladda Jalalabad,afhayeen khogyani oo la hadlay wakaaladda wararka ee AFP ayaa sheegay in weerarka eey ku dhaawacmeen dad gaaraayo 24-qofood,waxaane jiro in maxaabiis fara badan ka baxsadeen xabsiga markii u dhacay weerarka balse ciidamadda amaaanka ayaa ku guulaysatay ineey soo qabtaan dadkii baxsaday dibne ugu soo celiyaan xabsiga.

Previous
Previous

TANI WAA SHEEKADDA….

Next
Next

Gudoomiye ku xigeenka..