CAYAARAHA G/BANAADIR.

DEGMADA YAAQSHIID G/BANAADIR.

(MUQDISHO)-Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa si habsami ah uga socdo Tartanka kubadda Cagta ah uu soo diyaariyey Gudoomiyaha Kubadda Cagta Gobolka Banaadir Mudane Haaruun Thabit, tartankaan ayaa waxaa ka qeybgelaayo dhammaan Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degaanada ku hareereysan. Kulan aad u xiiso badan ayaa waxa uu dhexmaray Degmooyinka Y/shiid iyo Hodan kulankaan ayaa ahaay mid aad u xiiso badan waxa eyna labada Degmo soo bandhigeen cayaar qancisay dadkii ka soo qeybgalya daawashadeeda.

ISHA WARKA SBMEDIA.

HALKAAN KA DAAWO.

Previous
Previous

TARTANKA U-17 EE ALGERIA.

Next
Next

XULKA U-17-KA OO LA XAREEYEY.