CAYAARAHA DEGMOOYINKA…

SAWIR HORE EE DEGMADA SHANGAANI.

(MUQDISHO)-Garoona kubadda cagta ee Eng.Yariisaw ee magaaladda Muqdisho waxaa weli si habsami ah uga socdo tartana kubadda cagta ee u dhexeeyo degmooyinka gobolka Banaadr iyo Degaanada ku hareereysan,tartankaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Gudoomiyaha Kubadda Cagta ee Gobolka Banaadir Mudane Haaruun Cabdi Maxamed Tartanka ayaa hadda maraayo heer gabagaba ah waxaane soo baxay afar degmo oo ku tartami doono Semifinal-ka. Degmada Shangaani iyo degmada C/casiis ayaa maanta wada ciyaaray kulan aad u adag waxa eyna labada kooxood isla gaareen Rigoorayaal waxaane ku soo baxday degmada Shangaani oo ku baisay(5-4).

ISHA WARKA SBMEDIA.

HALKAAN KA FIIRSO.

Previous
Previous

URURKA MIDAWGA AFRIKA OO…

Next
Next