CAF OO WAR CUSUB SOO SAARTAY.

(SAWIRKA) CAF U-17.

(CAF)- Xiriirka kubadda cagta Qaaradda Afrika ee CAF war uu soo saaray shalay oo Jimca ahayd(14/4/23)-ka ayuu ku sheegay in la kordhiyey tirada cayaartoyda kooxaha ka qeybgelaayo tartanka kubadda cagta U-17 ee xulalka Qaranada ee 12-ka dal ee u soo gudbay kulanada kama dambaysta ah kana dhici doono dalka Aleeriya,koox kasta waxa ey soo gudbinaysaa 21-cayaartooy magacyadooda kulan kasta halka shanta cayaartooy ee loo ogolaaday aysan ku soo deri doonin liiska cayaartoyda,waxaane muhiim ah in da’adoodu aysan ka weyneyn 17-sano.

ISHA WARKA CAF.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

CAF OO TABABAR QAAHIRA UGA FURTAY…

Next
Next

SHIR SEDDEX GEESOOD AH OO KA SOCDO…