BURKINO FASO OO DALKEEDA KA CEYRISAY…
DANJIRE LUCE.
(KIGALI)-Golaha ciidamadda ee dalka Burkino Faso ayaa dalka ka eryey Danjiraha Faransiiska u fadhiya dalkooda Burkino Faso ee dhaca galbeedka Qaaradda Afrika sida lagu xaqiijiyey hadal laga soo xigtay golaha shalay oo Talaada ahayd,arrintaan ceyrinta Danjiraha ayaa timid ka dib markii uu si aad ah u sii xumaaday xiriirka labada dal. “Danjire Luc Hallade ayaa la weydiistay inuu dalka Burkino Faso isaga baxo”Sidaa waxaa Wakaaladda Wararka Anadolu u sheegay ilo wareedyo ku dhaw Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Burkino Faso,waxaane dalka Faransiiska laga codsaday ineey soo dirsadaan bedelka Danjire Hallade.
ISHA WARKA AA.