BOOLISKA UGANDHA OO FASHILYEY QARAX.

(SAWIRKA)-BOOLISKA DALKA UGANDHA.

(KAMPALA)-Shalay oo Axad ahayd ayey ciidamadda Booliska dalka Ugandha gaar ahaan kuwooda ku sugan caasimadda Kampala ey ku guulaysteen ineey si wanaagsan uga hortagaan Qarax lala damacsanaay in lagu waxyeelo dad u soo cibaado tegay Kaniisad ku taalo Kampala. Boolsika ayaa arrintaa waxa uu u qabtay nin dhallinyara ah laguna magacaabo Ibraahim kintu ninkaano da’adiisa lagu sheegay iney tahay 28-jir u dhashay Ugandha,Ibraahim ayaa hadda waxaa ku socdo baaritaan la xiriiro Qaraxa laga helay meel u dhaw Kaniisad.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

ISRAA’IIL OO SOO TARXIILEYSA QAXOOTI ERITEREYAAN AH.

Next
Next

TODOBAAD KA DIB WEERARKII CAWSWEYNE.