BOOLISKA ISLAMABAD OO DACWAD…
TAGEERAYAASHA CIMRAN KHAN.
(ISLAMABAD)-Booliska Caasimadda dalka Pakistan ee Islamabad ayaa gal dacwadeed waxa uu ka gudbiyey Reysal Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Cimran Khan maanta oo Axad ah,dacwada booliska gudbiyey ayaa waxaa qeyb ka ah 17-qofood oo kale kuwaaso ka mid ah taageeryaashiisa. Dembiyada ey ku eedeysan yihiin RW-Khan iyo taageerayaashiis ayaa lagu sheegay ineey ka mid yihiin Argagixisanimo,abuurid amni darro iyo ineey la dagaalameen ciidamadda amaanka ee Caasimadda Islamabad maalmihii la soo dhaafay.
ISHA WARKA AP.