BANGIGA ADDUUNKA OO KA HADLAY…

(SAWIRKA)-WAX SOO SAARKA ADDUUNKA.

(WASHINGTON)-Bangiga Adduunka waxa uu qiyaasay in qiimaha badeecadaha adduunka uu hoos u dhici doonaan gaarina doono heerkoodii ugu hooseeyey shanta sano ee soo socoto marka laga bilaabo sannadka 2025-ka,sababta ayaa lagu sheegay iney tahay mid la xiriirta keydka Saaliid waa mark loo eego warbixinta suuq geynta badeecadaha ee dhawaan la soo saaray ee bishaan Oktoobar-2024-ka. Saliida dheeriga ah ayaa noqon doonto mid weyn oo ku filan si loo xadido saameynta qiimaha xitaa iska horimaad ka jira Gobolka Bariga dhexe,ayaa lagu sheegay warbixinta,inkastoo qiimaha badeecadaha guud uu ahaan doono 30% mid ka sareeya heerarka la soo arkay intii lagu guda jiray cudurka faafa ee Corona-Virus. Qiimaha Saliida ayaa lagu qiyaasay inuu hoos u dhacaayo 5.1% sannadka 2025-ka iyo 1.7% sannadka 2026-ka ka dib markii uu hoos u dhacay 3.4% sannadkaan 2024-ka.

ISHA-AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

XAFIISKA UNSOM OO LAGA DHIGAY MID KU MEEL GAAR AH.

Next
Next

MW-XASAN SHEEKH OO CASHA SHARAF U SAMEEYEY…