BANGALADESH OO LAGU DILAY QAXOOTI ROHINGA AH.

XERADA QAXOOTIGA ROHINGA EE MAJHI.

(DHAKA)-Dad fara badan oo kor u dhaafaayo tobaneeyo oo meel isugu ururay ayaa waxa eey dileen shalay oo Sabti ahayd laba qofood oo ah hogaamiyeyaasha bulshada dadka reer Rohinga gudaha Cox Bazar ee dalkaasi Bangaladesh,halka dilku ka dhacay ayaa waxaa ku sugan dad dhan hal milyan oo qaxooti ah. Marxuumiiinta la dilay ayaa kala ahaay Maulvi Md Yunus iyo Anwar Xuseen,labadaan marxuum ayaa ahaay hogaamiyeyaasha xerada qaxootiga reer Rohinga taaso dadka degaanka u yaqaaniin MAJHI.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QARAX QABSADAY CIIDAMADDA HAWLGALKA QM.

Next
Next

XILDHIBAAN MACALIMUU OO KA HADLAY…