BANAANBAX WELI KA SOCDA…

BANAANBAXADAKKA KENYA.

(NAIROBI-KENYA)-Kumanaan qofood oo Kenyaan ah ayaa ka qeybgalay banaabax ka dhacaayey wadooyinka magaaladda caasimadda ah ee Nairobi maalintii shalay oo Khamiis ahayd(30/3/23)-ka,waa banaanbixii seddexaad oo ka dhaca dalka Kenya muddo todobaad ah ayadoo ey dawladda Kenya manuucda banaanbaxyda. Banaanbaxa ayaa isu rogay rabshado waxaane ku dhaawacmay dad fara badan ey ka mid yihiin saxafiyiin kuwaaso ey soo gaareen dhaawacyo culus ka dib markii lagu buufuyey Gaaska dadka kaga ilmeysiiya gaarigii ey la socdeen,waxaane burbur ba’an uu soo gaaray dhismayaal ey iska leeyihiin dad shacab ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MARKAB DENMARK LEEDAHAY OO DIB LOO…

Next
Next

DAD KU DHINTAY WABIGA U DHEXEYO KANADA IYO…