Baarayaasha QM ee dagaalka Yaman oo ku dhegan…

Sida uu qoray maanta wargayska u janjeer dhinaca xukuumadda Turkiga ee la yiraahdo DAILY SABAH,hub bixiyeyaasha reer galbeedka awooda badan iyo iiraan ayaa lo diray digniin la xiriirta sii hurinta dagaalka dalka Yaman ee lix sano jirsaday,waxaane ibahaysiga uu hogaamiyo Sacuudiga weeraradooda dhinaca cirka iyo hoobiyeyaasha eeridaan xuutiyiinta intuba waxa eey dhibaato u gaystaan dad shacab ah oo aan waxba galabsan,sidaas waxaa maanta yiri baarayaasha ka socodo QM. Weerarada cirka ah eey qaaeen diyaaradaha isbahaysiga sannadadii la soo dhaafay tiradooda waxa eey keen kartaa dembiyo dagaal ineey halkas ka dhashaan,sidoo kale kooxda xuutiyiinta eey taageerto Iiraan weerarada eey geystaan aya ayagan ah kuwa uu ka dhallan karo demiyo dagaal. XIGASHO DAILY SABAH.

Halkaan ka akhriso:

Previous
Previous

Fahad Yaasiin oo ku Fashilmay eryidda taliyaha Danab.

Next
Next

Eey difaacay ninkii iska lahaay…