ASKERI SOMALI-MARAYKAN AH OO ….

Mohamed-Noor-1.jpeg

(MINNESOTA):Maxkamad ku taalo gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa maanta oo Arbaca ah(15/9/2021)-ka waxa eey laalashay xukunkii dilka darajadda seddexaad ah ee lagu riday Maxamed Nuur oo ah Somali-American kana tirsanaay ciidsamadda booliska ee gobolka Minnesota,dilka ayaa waxa uu dhacay shan iyo tobankii bishii todobaad ee sannadki-2017-kii,waxaane la sheegayaa in Maxamed lagu xukumi doono xukun u dhexeeyo afartan iyo kow bilood ilaa todobaatan iyo shan bilood warkaas ayaa laga soo xigtay qof u hadashay xeer ilaalinta degmada Hennepin.XIGASHO CAASIMADDAONLINE.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

JARMAL OO MAXKAMADEYNAYO DAGAALYAHANO.

Next
Next