ARDAY WANAAGSAN OO DAACISH U NOQDAY XOOLO QALE.
Salim Rashid waa nin reer Mombasa ah,Salim ayaa waalidkii waxa eey waxbarasho ugu direen dalka Turkiga waxa uuna Salim ayaa waxa uu isku dayey inuu u gudbo dalka Suuriya waxaane dhacday in Salim eey qabteen ciidamadda amaanka ee dalka Turkiga waxa eey Salim u soo musaafuriyeen dalkiisa Kenya waxaane hadda gacanta ku haayo ciidamadda amaanka Kenya waxa uuna Salim sugaa in la soo saaro maxkamadda si loogu qaado ka mid ahaanshaha kooxda DAACISH.XIGASHO DAILY MONITOR.