AINE DAVIS OO XABSIGA LOO TAXAABAY….

SAWIRKA AINE DAVIS.

(LONDON)-Aine Lesley Davis loona aqoon ogyahay JIHAD PAUL,waa nin u dhashay dalka Ingiriiska isla markaasne Muslimay, waane nin eey maxkamadaha dalka Turkiga ku edeeyeen inuu ka mid yahay koox aragagixisa ah. Aine Davis ayaa dalka Turkiga ku xinaay muddo dhan todobo sano ka dib markii lagu soo eedeeyey inuu katirsanaay kooxda Daacish/ISIS, Aine Davis ayaa dhammaystay xukunkii todobada sano ahaay waxaane loo masaafuriyey dalka Ingiriiska uu u dhashay Aine Davis,waxaane qabtay booliska la dagaalanka aragagixisada dalka Ingiriiska ee METROPOLITAN ayagoo ku eedeeyey Aine Davis inuu ka tirsanaay Kooxda Daaci/ISIS, Aine ayaa laga soo xiray garoonka uu ka soo degay ee la yiraahdo Luton waxaane loo weday saldhiga booliska ee magaaladda London. Aine Davis oo 38-jir ah ayaa maanta oo khamiis ah waxa uu ka soo muuqday Maxkamada Westminster Mahistrate ee magaaladda London waxa uuna Davis iska diiday inuu ka mid ahaay kooxda Daacish/ISIS.

ISHA WARKA WAKAALADO.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

NIN DAD KU AFDUUBTAY BANK.

Next
Next

ITOOBIYA OO BILAWDAY MAR KALE INEEY….