AFGEMBIGII JARMALKA OO LOO XIRAY..
AFGEMBIGA JARMALKA.
(BERLIN)-Xukuumadda Jarmalka ayaa maanta oo Jimca ah sheegtay in garsoore ka mida garsoorayaasha dalkaasi Jarmalka uu xaqiijiyey in la soo xiray 23-qofood horaantii todobaadkan kuwaaso looga shakiyey ineey qorsheynayeen Afgembi looga takhalusaayo xukuumadda Jarmalka,halka laba qofood oo kale laga soo xiray banaanka dalka Jarmalka. Dacwad oogayaasha Jarmalka ayaa sheegay dadka isku dayey ineey sameyaan afgembiga ka koobnaayeen 23-qofood,22-qofood oo ka mida waxa ey ahaayeen Jarmal halka qofka soo haray uu yahay qof dumara una dhalatay dalka Ruushka.
ISHA WARKA AP.
HALKAAN KA SII AKHRI.