AFGEMBI LAGA CABSI QABO INUU KA DHACAY…

BURKIINO FAASO.

(BURKINO FASO)-Rasaas xoogan ayaa laga maqlay waqti hore maanta oo Jimca ah caasimadda dalka Burkiino Faaso ee Ougadougo,warbaahinta dawladda ayaa ka maqan hawada oo lagama maqli karo gudaha dalka Burkiino Faaso waxaane soo bidhaamayso cabsi ah inuu socdo isku day afgembi kale ka dib markii sagaal bilood ka hor la afgembiyey madaxweynihii la soo doortay lagalana wareegay awoodii dalka Burkiibo Faaso.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

AFGEMBI MAR KALE KA DHACAY DALKA BURKINO FASO.

Next
Next

19-QOFOOD OO KU DHIMATAY QARAX KA DHACAY…