AFGEMBI FASHILMAY DALKA BURKINO FASO.

SEDDEX XIDIGLE IBRAHIMTRAORE.

(KIGALI)-Hogaamiyaha ciidamadda haysta dalka Burkino Faso S/Xidigle Ibrahim Traore ayaa shalay oo Khamiis ahayd waxa uu ka hadlay isku day afgembi oo dhawaan dhacay si isaga xukunka looga tuuro balse fashilmay,sidaas waxaa xaqiijiyey qaar ka mida saraakiishii qorsheyneysay afgembiga oo la hadlay warbaahinta gudaha. Dhammaadkii todobaadkii tegay ayaa la maleynaayey inuu dhici doono afgembi ka dib markii ey soo bexeen warar aan la hubin kuna dhex meereysanaayey baraha bulshada kuwaaso sheegayey inuu jiro isku day afegembi oo looga soo horjeedo xukuumadda ku meel gaarka ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

IVORY COAST OO KA BILAABATAY MAXKAMAD.

Next
Next

DAKA MEGENGALYA DOONKA AH…