AFDUUBAYAASHI HASFA LUQMAAN OO KA SOO MUUQDAY…
Xafsa Maxamed Luqmaan oo ah geber soomali ah jirtana 23-sano laga afduubay goob ganacsi eey ku lahayd Islii ee magaaladda Nayroobi dalka Kenya 15/6/2021-ka ayaa shalay oo Jimca ah waxaa maxkamada ka soo muuqday kuwii afduubay oo gaaraayey seddex qofood kana kooban laba rag ah iyo hal dumara waxa eeyna maxkamadda sii deysay mid ka mida eedaysanayaasha ka dib markii lagu waayey eedeymihii loo haystay,waxaane maxkamadda lagu soo bandhigay dhicii loogaystay Xafsa Luqmaan intii loohaystay afduubka tusaale ahaan waxaa akawnkeeda ee bangiga KCB lagala baxay Ksh.615,000,Iphone qiimihiisu yahay Ksh,170,000,dahab lagu qiyaasay Ksh,160,000 iyo lacag kale oo M-pesa ah oo dhan Ksh,6000. ISHA WARKA THE STAR.