AFAR SANO KADIB DILKII MASAAJIDKII..

DIKII KADHACAY MASAAJIDKII NEW ZEALAND.

(ANKARA)-Dalka New Zealand ayaa maanta oo Arbaca ah(15/3/23)-ka laga xusay sannad guuradii 4-aad ee ka soo wareegtay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Masaajid ku yiilay Xarunta Muslimiinta dalka New Zealand. Andrew Little oo ah madaxa Wasaarada isku duwidda si ey ugu jawaabto golaha Boqortooyada una soo saarto warbixin ku saabsn weerarkii aragagixiso ee lagu qaaday Masaajidka ku yaalo Chrischurch sannadkii-2019-kii ayaa sheegay in dhibanayaashii ku geeriyooday weerarkii aragagixiso ey yihiin kuwa aan weligood ka go’ayn qalbigooda.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KASII AKHRI.

Previous
Previous

SHIRKII WASIIRADA GANACSIGA OO..

Next
Next

URURKA MIDAWGA AFRIKA OO…