KHATARTA KA DHALAN KARTA LA ISUGU DIRO TELFOONKA.
Wargayska caanka ah ee THE GUARDIAN ayaa waxa uu wax ka qoray dhibaatada haysatadda dadka soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda dan yarta ah ee la kaalmeeyo lana siiyo waxoogaa lacag ah iyo cuno,wargayska ayaa waxa uu la kulkmay mid ka mida shaqaalaha ka shaqeeyo hayadaha samafalka kana hawlgala magaaladda Muqdisho lana yiraahdo C/fataax, cabdifataax waa agaasimaha mid kla mikda hooyga eey ku sugan yihiin barakacaay kuna yaalo Muqdisho wax badana ka og qaabka danyarta loo gaarsiiyo lacagaha loo sii marsiiyo Telefoonada,isagoo cabditafaax arrintaas ka hadlaayo ayuu yiri”WAXAA AAD KHATAR U AH MACLUUMAADKA SHAQSIGA EE LOO BAAHANYAHAY SI LOOGU DIYAARIYO IN LACAG LOOGU DIRO TELEFOONKIISA GACANTA EEYNA DHACDO INUU DHUMO MACLUUMAADKAAS AMABA GALO GACAN KHALDAN”. XIGASHO GUARDIAN.