8-QOFOOD OO KU DHAAWACANTAY TOOGASHO KA..
USA.
(USA)-Toogasho ayaa waxa ey ka dhacday gobolka Florida ee dalka Maraykanka,toogashadaan ayaa lala beegsaday goob ey ka socotay xaflad loogu dabaal degaayo halyeyga madawga Maraykanka ah ee Martin Luther King Jr,waxaane toogashada ku dhaawacmay dad gaaraayo ilaa sideed qofood maalintii shalay oo Isniin ahayd,waane toogashadii 3-aad ee ka dhacda dalka Maraykanka tan iyo markii uu bilawdaan sannadkaan 2023-ka.
ISHA WARKA GUARDIAN.